Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Farmaajo oo u digay Ciidanka dowladda

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Madaxweynaha JFS Mudane Maxamed C/laahi Maxamed (Farmaajo)  oo booqday xarunta tababarka Ciidanka Booliska ee General Kaahiye ayaa la kulmay qaar ka mid ah saraakiisha Booliska Soomaaliyeed.

Madaxweynaha ayaa uga digay Ciidanka dowladda in ay ku xadgubaan shacabka Soomaaliyeed, xilliyada ay wadaan howlgallada lagu xaqiijinayo amniga Muqdisho.

Sarreeyo guuto Zakiyo Xuseen Axmed taliye ku xigeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo la hadashay warbaahinta ayaa faah faahisay kulankaasi.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/04/cod-booliska.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this