Sign in to follow this  
Deeq A.

Duqeyn xoogan oo ka dhacday G/ Jubbada Dhexe

Recommended Posts

Deeq A.   

Bu’aale (SMN) – Faah faahinno dheeraad ah ayaa ka soo baxaya duqeyn diyaarado dagaal maanta ay ka fuliyeen gobolka Jubbada Hoose ee K/ Soomaaliya.

Duqeynta ayaa waxaa la sheegay in ay ka dhacday degmada Bu’aale oo ay gacanta ku hayan dagaalyahannada Xarakada Al Shabaab.

Ma cadda illaa iyo hadda khasaaraha rasmiga ah ee ka dhashay duqeyntaasi, mana jiro wax war ah oo ka soo baxay dhanka Al Shabaab.

Duqeymaha iyo howlgalo milatari ayaa todobaadyadii la soo dhaafay si xoogan uga socday deegaanada maamul goboleedka Soomaaliyeed ee Jubbaland.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this