Sign in to follow this  
Deeq A.

Ganacsade Soomaaliyeed oo lagu dilay K/Afrika

Recommended Posts

Deeq A.   

Johannesburg (SMN) – Wararka ka imaanaya Koonfur Afrika ayaa ku warramaya in saacadihii la soo dhaafay Ganacsade Soomaaliyeed lagu dilay dalkaasi

Allaha u naxariistee Marxuumka ayaa waxaa lagu Magacabi jiray Nuur Dheere, kaas oo lagu dilay goob Ganacsi oo uu ku lahaa magaalada Johannesburg ee dalka K/Afrika.

Dilka ayaa la sheegay in ay ka dambeeyeen kooxo burcad Afrikaan ah, kuwaas oo goobta isaga baxsaday.

Inta badan waxaa Koonfur Afrika ka dhaca dilal ka dhan Ganacsatada Soomaaliyeed eek u dhaqan dalkaasi.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this