Deeq A. Posted April 15, 2019 Johannesburg (SMN) – Wararka ka imaanaya Koonfur Afrika ayaa ku warramaya in saacadihii la soo dhaafay Ganacsade Soomaaliyeed lagu dilay dalkaasi Allaha u naxariistee Marxuumka ayaa waxaa lagu Magacabi jiray Nuur Dheere, kaas oo lagu dilay goob Ganacsi oo uu ku lahaa magaalada Johannesburg ee dalka K/Afrika. Dilka ayaa la sheegay in ay ka dambeeyeen kooxo burcad Afrikaan ah, kuwaas oo goobta isaga baxsaday. Inta badan waxaa Koonfur Afrika ka dhaca dilal ka dhan Ganacsatada Soomaaliyeed eek u dhaqan dalkaasi. View the full article Share this post Link to post Share on other sites