Sign in to follow this  
Deeq A.

Nabadoon Xaad “Amnigu malahan muxaafid iyo mucaarad”

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Guddoomiyaha Odayaasha dhaqanka iyo midnimada Beelaha Mogadishu Clan Nabadoon Maxamed Xasan Xaad oo u warramayay Shabelle ayaa dalbaday in aan la siyaasadeyn amniga iyo howlgallada ka socda M/Muqdisho

Waxa uu sheegay Nabadoonku in amniga uusan laheyn Muxaafid iyo Mucaarad, balse ay masuuliyad ka saaran tahay cid weliba.

Sidoo kale Nabadoon Xaad ayaa ku baaqay in dowladda Soomaaliya lagu gacan siiyo sugida amniga iyo xasiloonida dalka.

Hadalkan ayaa ku soo aadayay, xilli haatan DFS ay wado qorshe  lagu xaqiijinayo amniga Muqdisho oo mararka qaar weeraro ay ka geystaan Al Shabaab.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this