Fiqikhayre Posted January 14, 2007 Mudaharaad aad u balaaran oo lagu Taageerayay Dowlada Federaalka ah iyo Hawlaha ay ka hayso Gudaha Dalka Soomaaliya, ayna ka Soo Qayb Galeen Boqolaal Qof oo ka mid ah Jaaliyada dalka Ingiriiska Dagan ayaa Maanta ka Dhacay Magaalada London. Mudaharaadkaan ayaa dhamaan dadkii ka soo qayb galay oo iyagu u mahad celiyay Ururada IGAD, AU, EU, UN, iyo dalalka Ethiopia Ingiriiska iyo Maraykankaba waxay maanta shucuurtooda ku muujiyeen Irida hore ee Madaxtooyada Dalka Ingiriiska. Waxaa amaanka iyo nabadgalyada dadka mudaharaadayay si taxadar leh u ilaalinayay Booliska Dalka Ingiriiska, iyada oo maalintii shalay ahaydna xubno hormuud u ah Urur Loogu Magacdaray Somali Concern Group oo si xad dhaaf ah u Taageeri jiray Midowgii Maxaakimiinta, kana mid ahaa wafdigii Maxaakimiinta ee horey u tagay dalka suudaan, iyaga oo horey u sheegatay inay yihiin lataliyayaasha xaga siyaasada ee Maxaakimiinta ay sheegeen inay qalalaase iyo is hortaag ku samayn doonaan Mudaharaadkaas, waxaase hawshii cagajuglaynta ahayd gacanta ku dhigay Booliska dalka Ingiriiska oo xiriir khatka taleefoonka ah la sameeyay xubnahaas inta ayna imaan goobta mudaharaadku uu ka dhacayayba. Mudaharaadkaan ayaa waxaa ka soo qayb galay soomaali farabadna oo aan horey loogu arki jirin goobaha soomaalidu ay isugu soo baxaan, iyada oo dhamaan dadkii Mudaharaadkaas Dowlada Federaalka ah lagu taageerayay waday ay siteen Boorar waawayn oo ay ku muujinayeen shucuurtooda wadaninimo oo ay ku taageerayaan Dowladooda. Qaar badan oo ka mid ah shacabka Mudaharaadayay ayaa ku hadaaqayay erayo ay ka mid ahaayeen, Maanta ayay Mustaqbalka caruurteenii inoo hagaagtay, dalkeeniina waxa uu haystaa wadadii lagu gaari lahaa nabad waarta, iyo ereyo kale oo ay ku boorinayeen dowlada federaalka ah inay hubka ka uruuriso gacmaha shacabka soomaaliyeed Idamaale News Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted January 14, 2007 What about your dead brothers? Any thanks or prayers for them? Somalis never cease to amaze me! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Pi Posted January 14, 2007 These are the true Somalis. Not the warmongering Abu Abus on this forum. Hats off to these Patriots. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Fiqikhayre Posted January 14, 2007 Over 700 Somalis Demonstrated in Support for their Government!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
Khayr Posted January 15, 2007 A gathering of losers! :rolleyes: Are they thanking Tony Blair and Geedi? SubhanAllah!!! Quote Share this post Link to post Share on other sites
N.O.R.F Posted January 15, 2007 Why thank Blair? What did he do? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Castro Posted January 15, 2007 How many fcuking armies does it take to defeat the ICU? There ain't no Qaeda in Somalia. Originally posted by Al Burcaawi: Why thank Blair? What did he do? British help hunt al-Qa'ida in Somalia * Hala Jaber and Michael Smith * January 15, 2007 A BRITISH SAS team has joined American special forces hunting al-Qa'ida terror suspects as they try to flee war-torn Somalia after the crushing defeat of the country's Islamist forces last week. Read the rest Quote Share this post Link to post Share on other sites