Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Muuse Biixi Oo Ammaanay Wasiir Iska Casilay Xukuumaddiisa

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Wasiirkii caafimaadka Somaliland Dr. Xasan Ismaaciil Yuusuf, iscasilay bishii hore (31.03.2019).

Wareegto uu soo saaray madaxweyne Muuse Biixi Cabdi maanta ayuu kaga aqbalay iscasilaadda waxaanu xilkaasi u magacaabay Cumar Cabdillaahi Bade.

Madaxweynaha ayaa xilkasnimo iyo daacadnimo ku ammaanay wasiirka shaqada ka tagay. wasiirka hore ayaa marar xanuunsaday laakiin, ma cadda in uu arrintaasi darteed shaqada uga tagay iyo inkale.

wae.jpg

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this