Sign in to follow this  
Deeq A.

Puntland oo laga mamnuucay noocyada kala duwan ee hubka iyo agabka ciidamada

Recommended Posts

Deeq A.   

Dowladda Puntland ayaa maanta oo Axada  gebi ahaanba mamnuucday soo dejinta, dhoofinta iyo ka ganacsiga hubka noocyadiisa kala duwan iyo agabka ciidamada.

Dikreeto ka soo baxday xafiiska wasiirka Amniga, Cabdisamad Maxamed Gallan oo laga tix-raacay dikreeto madaxweyne ayaa lagu sheegay in guud ahaan Puntland laga mamnuucay soo dejinta, dhoofinta iyo ka ganacsiga hubka noocyadiisa kala duwan iyo agabka ciidamada.

Isla dikreeta waxaa lagu mamnuucay in gaadiidka iyo dadka hubaysan aysan geli Karin garoomada diyaaradaha Puntland iyo dekedda magaalada Boosaaso, marka laga reebo mas’uuliyiinta dowladda oo keliyah.

Halkan la akhriso

IMG-20190414-WA0000.jpg?w=1000&ssl=1 IMG-20190414-WA0002.jpg?resize=1000%2C13 IMG-20190414-WA0001.jpg?fit=1000%2C1333&

PUNTLAND POST

The post Puntland oo laga mamnuucay noocyada kala duwan ee hubka iyo agabka ciidamada appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this