Sign in to follow this  
Deeq A.

BFS oo su’aalo weydiinaya laamaha amniga

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Waxaa mar sii horreysay si rasmi ah u furmay kulanka shanaad ee Kalfadhiga 5-aad golaha shacabka Baarlamaanka Soomaaliya.

Kulankan oo ah mid xasaasi ah ayaa waxaa dibad joog ka ah Warbaahinta madaxa banaan iyo tan dowladda intaba.

Waxaa haatan kulanka goobjoog ah wasiirada amniga, gaashaandhigga, taliyeyaasha  Xoogga, Booliska Asluubta iyo ku simaha taliyaha hay’adda NISA Fahad Yaasiin.

Xildhibaanada golaha shacabka aya su’aalo adag oo la xariira amniga dalka, gaar magaalada Muqdisho weydiinaya mas’uuliyiintaasi.

Gabagabad ayaa la filayaa in Murtiyeed laga soo saaro kulankaasi, si bulashada loo gaarsiiyo waxyaabihii laga wada hadlay.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this