Sign in to follow this  
Deeq A.

Xubin ka tirsan xafiiska Xuquuqda Aadanaha Puntland oo is casilay

Recommended Posts

Deeq A.   
IMG_20190414_123438_914.jpg?w=1000&ssl=1Cabbaas Askar Cabbaas

Wakiilkii xafiiska difaacaha xuquuqda Insaanka Puntland ee gobolka Karkaar, Cabbaas Askar Cabbaas ayaa maanta xilka iska casilay, kadib markii uu wada-shaqeyn la’aan ku eedeeyay madaxda sare ee xafiiskaasi.

Mudane Askar ayaa sheegay in uu xilka iska casilay, kadib markii shaqadii loo igmaday uu ka wadi waayay xafiiska dhexe ee difaacaha xuquuqda Insaanka Puntland oo uu ku eedeeyay wada-shaqeyn la’aan.

Halkaan ka akhriso

Xuquuqul-insaanka.jpg?w=1000&ssl=1

PUNTLAND POST

The post Xubin ka tirsan xafiiska Xuquuqda Aadanaha Puntland oo is casilay appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this