Deeq A. Posted April 14, 2019 Diyaarado dagaal oo aan la aqoonsan, ayaa shalay duqeeyay degmada Sallaxley ee gobolka Maroodo-jeex ee ka tirsan Somaliland. Wax khasaare nafeed ah oo ay gaysteen ma jirto, sidaa waxaa Goobjoog News u sheegay guddoomiyaha Sallaxley Ismaaciil Yuusuf Xuseen. Sawiirada hoose waxaa ay muujinayaan haraadiga wixii qarxay: Source: goobjoog.com Share this post Link to post Share on other sites