Deeq A. Posted April 14, 2019 Wardhiigley (SMN) – Madaxweynaha JFS Maxamed C/laahi Maxamed Farmaajo oo boqolaal dadweyne ah kula hadlay degmada Wardhiigley ayaa sheegay in dowladdiisa aysan u dul qaadan doonin in dib loogu laabto marxaladiihii adkaa e uu soo maray dalka. Madaxweynaha tilmaamay in dad yar oo leh dano gaar ah ay ka shaqeynayaan kala qeybinta dadka iyo burburinta dalka. Sidoo kale waxa uu xusay in dowladda uu hoggaamiyo ay ka hortageyso dhibaatooyinakaasi, kana shaqeyn doonto horumarka Soomaaliya. Halkan hoose ka dhageyso Codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/04/cod-1-madaxweynaha-.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites