Sign in to follow this  
Deeq A.

Golaha Shacabka oo kulan xasaasi ah ku leh Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Xildhibaanada golaha shacabka ayaa maanta kulankoodii shanaad oo qeyb ka ah Kalfadhida 5-aad ku leh xaruntooda magaalada Muqdisho.

Kulankan oo ah mid xasaasi ah ayaa waxaa dibad joog ka ah Warbaahinta, sida uu shaaciyay guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan.

Xubnaha golaha shacabka ayaa su’aalo la xariira amniga wey diin doona wasiirada amniga, gaashaandhigga iyo taliyeyaasha Ciidamada dowladda oo maanta hortagaya golahaasi.

Shalay xildhibaanada BFS oo kulan saacado badan qaatay ku yeeshay Muqdisho ayaa dood adag ka yeeshay amniga dalka, gaar ahaan Caasimadda.

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this