maakhiri1 Posted April 13, 2019 Good should be careful, doqon reerka baa loo soo diri. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 13, 2019 Who listens to this marqaanle horta? Waxaaba ugu daran markuu lahaa aqoonyahan ku xeeldheer afka Soomaaliga iyo isirkiisa aan ahay asagoo BTJ soo dhigan. Wuxuu ku maqli jiray marfishyada London uu mooday aqoon. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tallaabo Posted April 14, 2019 10 hours ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: Who listens to this marqaanle horta? Waxaaba ugu daran markuu lahaa aqoonyahan ku xeeldheer afka Soomaaliga iyo isirkiisa aan ahay asagoo BTJ soo dhigan. Wuxuu ku maqli jiray marfishyada London uu mooday aqoon. He is follow by people who would not listen to your niic even if they were paid tons of dollar bills. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Tallaabo Posted April 14, 2019 10 hours ago, Ducale said: Wuxuu ogyahay iney suurtagal tahay in hargeysa Dhexdeeda lagu dili karo. Waxa ka hadashiinayaa waa cabsi ku soo dagtay markey sakhradii ka ba'day. Malintii ku xigtay markuu dib u sakhraamay ayu filimkan soo alifay. Orodoo bal adigu kusoo dil aanu ku aragnee. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted April 14, 2019 Cabdi Good Abees "...maanta hadaan duri u dhinto, Reer Somaliland way garanayaan halka loo raacaayo magtayda..." kaka This reminds me of the classic Great Hargeisa Goat Bubble early 90s, You can listen to BBC Radio version of the story below. I think this is a good opportunity to bankrupt Djibouti. Qofkii Hargeisa si natural ah ugu dhinta, IOG ayaa ka danbeeya taa ha la ogaado. Magtiisa Djibouti ha bixiso. kakak Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted April 15, 2019 Haduu sidaa u baqayo, markii horeba maysan ahayn inuu highway aado, ama uu ka gudbo heesihii uu dumarka u fasiri jiray. Sirdoonka wax dila qof kasta iskama dilaan, waa ciyaal yaryar waxa hurdada u diiday. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Suldaanka Posted April 15, 2019 Koonfurta ayaa dhaqankaa laga yaqaan qofka $20 lagu dilaayo. Somaliland waxaa lagama yaqaan. Somaliland oo bakhtigu xalaal u yahay 1994kii ayay Djibouti wax ka qaadi kari wayday oo Maxamed Xaaji Ibrahim Cigaal sutida u qabtay. Macadallah, Somaliland oo maanta Qaran taaba galay oo sare u istaagay noqotay. Cabdi Good na waa ka guubaabo kali ah. Waa ogyahay inaan Djibouti ku dhici karin inay Somaliland ka abuurto khalkhal. Hal Madfac oo Looyacaddo ka liishaano ayaa toos ugu dhacaaya qasriga madaxtooyadda Djibouti. In fact, Reer Djibouti simcard Somaliland leeday ayay wada sitaan, sabatu signal Tower'ka Loyacaddo ku yaal ayaa Djibouti gaadha. Quote Share this post Link to post Share on other sites
cadnaan1 Posted April 15, 2019 War ducale maxaa isbadalay maxay tahay anti Somaliland ood maalmahan lasoo baxday adigana group ka saalax maad kusoo biirtay, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Barwaaqo Posted April 15, 2019 26 minutes ago, Ducale said: IOG isago qalalan bu idin galaa, isago qoyan'na wuu idinka soo baxaa. Meeshu idinka galayna wuu kasoo baxaa. Xishood , IOG gob buu la xididay uu rabay inay rabayso caruur gob ka soo jeedda oo abtiyaal fiican. Miyaadan maqal Ninku wuxuu jiifiyo ayuu soo toosiyaa” Yacni naagtaadu caruur sinjigeedda leh bay dhashaa. Isagaa dan mooday halkaa uu galay. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Xaaji Xunjuf Posted April 15, 2019 Somaliland dhaqanka beeleysiga mataqan waliba durriyadu wa isku hal aragti siyaasiyan wa cilmiyan . Ducaale wuxu is leeyahay somalilanderska ayaan beelo ukalaqeybin kara yaa kusheega Somaliland election season is over. Jabuutina cidna cadawkuma aha iyadu uun ba isku furtay frontyefarabadan Quote Share this post Link to post Share on other sites
Old_Observer Posted April 16, 2019 On 4/14/2019 at 6:48 AM, Suldaanka said: I think this is a good opportunity to bankrupt Djibouti. Bad idea. There is enough for both of you. If you try to bankrupt each other that is quick way for both to go down. Remember Djibouti is more strategic and more useful as the closest to the gate. There are also more countries invested in Djibouti than in Somaliland or any other. Quote Share this post Link to post Share on other sites