cadnaan1 Posted April 17, 2019 https://m.facebook.com/story.php?story_fbid=2212666038983850&id=100007214256785 Madaxweyne ku xigeenka Somaliland Cabdiraxmaan Saylici, waxaa uu 10kii bishan April, ka dhagax-dhigay magaalada Berbera warshed uu sheegay in ay sifeynayso shidaalka qaydhin oo Somaliland la keeni doono. Saylici iyo mas'uuliyiintii kale ee la socdayba waxay ku tilmaameen mashruucan, kii ugu ballaadhnaa ee abid laga fuliyo Somaliland. Shirkadda mashruucan ballaadhan fulineysa oo la yidhaahdo "Singapore New Silk Energy PTE LTD" ayaa cimrigoodu uu dhan yahay hal sano, iyadoo laga aas-aasay dalka Singapore bishii March ee 2018kii. Lama yaqaanno meel ay shirkaddani horey shaqo uga soo qabatay. - Wasaaradda horumarinta maalgashiga Somaliland, ayaa sannadkii hore heshiis hal bilyan oo doollar ah la gashay baanki ay sheegtay in laga leeyahay dalka China, balse markii dambe noqday Bangi aan jirin. Quote Share this post Link to post Share on other sites
cadnaan1 Posted April 17, 2019 Whatever happened to the Chinese bank that supposed to invest one billion dollars in Somaliland. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites
Old_Observer Posted April 20, 2019 It still is success when it happens, but its a part of the activity that Singapore would not want at home. They do it in other country and they want Somaliland to be part of it and guarantee supply by having it on more than one country. By the time environmenta issues come to the fore in Somaliland or Africa, you will have enough economy, either to shut it down or make it cleaner industry. Quote Share this post Link to post Share on other sites