Duufaan Posted April 8, 2019 More was captured today DEG DEG: NISA oo 'heshay god weyn oo Al-Shabaab ay ku duugeen walxaha qarxa' + Sawirro | Caasimada Online WWW.CAASIMADA.NET Muqdisho (Caasimada Online) – Hay’adaha ammaanka dowladda Soomaaliya ayaa goor-dhow shaaca ka qaaday inay gacanta ku dhigeen god wayn oo lagu xabaalay walxaha qarxa. Qoraal goor-dhow lagu baa… Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 8, 2019 I always believed and said Ceelasha Biyaha, Kaaraan, Yaaqshiid iyo aaga Balcad marka la aado inay Barbaarta dad la shaqeeyo joogaan, hubna ku heystaan. Especially deegaanka Ceelasha Biyaha, qaarkood waa ganacsato waa weyn. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Duufaan Posted April 8, 2019 2 minutes ago, Miskiin-Macruuf-Aqiyaar said: I always believed and said Ceelasha Biyaha, Kaaraan, Yaaqshiid iyo aaga Balcad marka la aado inay Barbaarta dad la shaqeeyo joogaan, hubna ku heystaan. Especially deegaanka Ceelasha Biyaha, qaarkood waa ganacsato waa weyn. It is all about so-called Ganacsato. these people must to be targeted and pay a price. this is root cause and must to be addressed. Barbaarta are just another gang and they will work anyone to maintain their business. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Duufaan Posted April 11, 2019 https://twitter.com/hsnq_nisa?lang=en More anarchist stopped harming Somali people Quote Share this post Link to post Share on other sites
Miskiin-Macruuf-Aqiyaar Posted April 11, 2019 Dowladda waa inay xarun (base) ka dhisato Ceelasha Biyaha. Hubkaan la soo faagay tobaneeyo ka badan ayaa qarsan ama duugan. Meeshaas waligeyba waaka shakisanaa. It is also where Barbaarta raise major funds from ganacsatada meesha hanti ku leh, who themselves iska degay dhulal badanaan danta guud ahaa oo dowladda lahayd after 2006. Qalalaaso ayee maalkooda ku ilaaliyaan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Duufaan Posted April 25, 2019 https://twitter.com/HSNQ_NISA?ref_src=twsrc%5Egoogle%7Ctwcamp%5Eserp%7Ctwgr%5Eauthor More anarchist are captured at home while other anarchist(road blockers) are having meetings to plot stoping the road map of Somalia nationhood. Ceelasha biyaha iso shabis oo lanadiifinayo Quote Share this post Link to post Share on other sites