Sign in to follow this  
Deeq A.

Golihii Dhexe Iyo Gudidii Fulinta Ee Xisbiga Dowlad Deegaanka Soomaalida Itoobiya Oo La Doortay.

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Jigjiga)-Waxaa maanta la soo gabagabeeyay Shirwaynihii Xisbiga Dimuqraadiga Soomaalida, waxaana shirwaynaha maanta lagu dooranayay Gole dhexe iyo Guddida fulinta ee Xisbigga.

105307032_9e2fd8de-12b6-4a4f-af4f-074119

Haddaba waxaa intaa kadib la guda galay doorashada Gole dhexe oo ka kooban 61 xubnood. halka guddi fulin loo doortay 9 xubnood. waxaana dib loogu doortay Guddoomiyaha Xisbiga Axmed Shide Maxamed, Gudoomiye ku xigeena waxaa loo doortay inuu noqdo Mustafe Muxumed Cumar.

Sidaa waxaa ku dhismay xisbigii tallada degaanka hayay oo la filayo inuu wax badan ka badalayo qaab socodka siyaasadda degaanka, inkastoo dadka qaar aysan ku qanacsanayn qaabka loo dhisay xisbiga.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this