Sign in to follow this  
Deeq A.

Raysal Wasaare Abiy Axmed Oo Safar Ku Tagay Magaalada Jigjiga Iyo Ujeedada Safarkiisa

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Jigjiga)-Raysal wasaaraha Itoobiya Abiy Axmed ayaa galinkii dambe ee Arbacada maanta gaadhay magaalada Jigjiga ee xarunta u ah Dawlad Deegaanka Soomaalida, sida ay ku warrantay warbaahinta dawladda lala xidhiidhiyo ee FANA.

56367304_1322674204542502_66296887032393

Abiy ayaa lagu wadaa in uu khudbad ka jeediyo gabagabada shirwaynaha tobnaad ee Xisbiga oo maanta lagu soo gabogabaynayo magaalada Jigjiga.

Wararka ka soo baxaya shirka ayaa sheegaya in Axmed Shide uu xajistay xilkiisii gudoomiyenimada xisbiga talada haya, halka Madaxweyne Mustafe Cumarna uu ka noqday gudoomiye ku xigeenka xisbiga.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this