Sign in to follow this  
Deeq A.

Wefti Ka Socda Midowga Yurub Iyo Baarlamaanka Somaliland Oo Kulan Yeeshay+ Arrimaha Ay Ka Wada-Hadleen

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Weftigii safiirrada ahaa ee ka socday Midowga Yurub ayaa maanta kulan la qaatey shir guddoonka golaha wakiillada ee baarlamaanka Somaliland, iyagoo kala hadlay arrimo la xidhiidha doorashooyinka, gaar ahaan Kootada haweenka ee kuraasta baarlamaanka.

Baarlamaanka Somaliland ayaa waxaa ku jirta haweenay kaliya, waxaana jira baaqyo kala duwan oo reer galbeedka iyo ururrada xuquuqda haweenku ay ku doonayaan in la kordhiyo tirada haweenka ee baarlamaanka Somaliland, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this