Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddida Beelaha Garxajis Oo Taageero Muujiyey Ganacsade Axmed Cismaan Geelle Iyo Dhawaaqii Ka Soo Yeedhay Salaadiinta Iyo Cuqaasha Beesha Arab

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Guddida Beelaha West Burco Clan ayaa si kulul uga hadley khilaafka iyo xiisadda ka dhex taagan Ganacsade Axmed Cismaan Geelle iyo Dawlada Jabuuti.

Madax-dhaqameedka ayaa taageero buuxda u Muujiyey Ganacsade Axmed Cismaan Geelle iyo Hadalkii dhawaan ka soo yeedhay Saladiinta iyo cuqaasha Beesha Arab

Dhan kale madax-dhaqameedka ayaa arrintan ku tilmaamay cabudhin iyo cago jugleyn waxaana ay xukuumadda Somaliland ee uu Hoggaamiyo Madaxweyne Muuse Biixi Cabdi ugu baaqeen in ay mawqif cad iska taagto, Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this