Sign in to follow this  
Deeq A.

Tix Gaaban:Muuse Biixibaa Gabyoo Yidhi Axmed Geelle waan xidhi waana sii gudbinayaa

Recommended Posts

Deeq A.   

Muuse Biixibaa Gabyoo Yidhi Axmed Geelle waan xidhi waana sii gudbinayaa

#Muusa Gabyoo Yidhi
Hadaad Maanta Gabay iyo
Geeraaro Tirisaan
Ma badalo Go,aanada
Aan Hore u Gooyaye
Hadal Waa Gunaanade
Axmed Geele Waan Xidhi
Waanan Sii Gudbinayaa
Sidii uu Gugii Hore
Uu u Galay Farmaajo
Halgamaagii Weynaa
#Qalbi_Dhagax Gediisii
Ayuun Baan u Galayaa

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this