Sign in to follow this  
Cowke

Puntland Family Minister Holding An All Somali Woman Reconciliation Conference

Recommended Posts

Cowke   

DSCF3849.JPG

 

Caasho Geelle Diiriye Wasaarada Haweenka iyo Horumarinta Qoyska ee maamul goboleedka Puntland ee Soomaaliyeed ayaa mari soortay dhamaan haweenka Soomaaliyeed ee ku dhaqan dalka gudihiisa iyo dibadiisa.

 

waxaana lagu wadaa in kulankaasi uu noqon doono mid looga hadlo arimaha haweenka Soomaaliyeed taa oo ay marti galinteedana ay leedahay wazaarada Wasaarada Haweenka iyo Horumarinta Qoyska ee maamul goboleedka Puntland.

 

Marwo Caasho Geelle Diiriye ayaa ku dhawaaqdey in Wasaaradeedu ay martigalineyso dhamaan Haweenka Soomaaliyeed meel kasta oo ay joogaan ayadoona ujeedka kulankaasi uu yahay sidii nabada iyo xasiloonida ka maqan dalkooda mudada 20-ka sano ku dhowaad ah loo soo celin lahaa.

 

Sidoo kale marwo Geelle ayaa sheegtay in kulankaasi uu ka dhici doono magaalada Garaawo halkaa oo ay sheegtay in dhamaan haweenaka ka qeyb qaadanaya ay ku marti soori doonto Maamulka Puntland oo iyana wakiil ay ka tahay.

 

Kulankaasi ayaa lagu wadaa in uu noqdo mid wax badan ka badalo arimaha guud ahaan ka jira dalka gaar ahaan dhibaatooyinka sida goonida ah u taabanay haweenaka Soomaaliyeed taa oo haatan wazaarada u istaagtay in ay isu keento haweenka Soomaaliyeed.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Cowke   

Casha Geele a True Patriot Of Somalia. I am very proud to have Casha Geele Representing Puntland. Noolow weliga. Wa qof gob ah walle and all somalis know the hard work you do to bring peace and unity among somali women.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this