Sign in to follow this  
Deeq A.

Laba Qof Oo Ku Dhintay Dab Ka Kacay Xaafad Ku Taalla Bariga Magaalada Hargeysa

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Dab xoog leh ayaa ka kacay xaafada isku raran ah oo ay degan yihiin dad barakacayaal ah abaaro 4:30-kii Habeenimo.

Laba qof ayaa dhintay mid kaleba wuu dhaawacmay ka dib markii dad qabsaday xaafad isku raran ah oo ay degan yihiin dad barakacayaal ahi, oo ku taala bariga magaalada Hargeysa, oo la yidhaa Istaanbuul.

hargeysa.png


Dimashada iyo dhaawacaba waxa xaqiijiyay guddoomiyaha gobolka Maroodi jeex Jaamac Xaaji Axmed, waxaanuu xusay in khasaare hantiyeed jiro.


Illaa hadda ma cadda sababta dhalisay dabkan.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this