Sign in to follow this  
Deeq A.

Xog: Wefti Ka Socda Midowga Yurub Iyo Dawladda Ingiriiska Oo Maalinta Berri Ah Ku Soo Waajan Magaalada Hargeysa Iyo Ujeedadooda

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Wefti u badan safiirro oo ka socda Midowga Yurub iyo Ingiriiska, ayaa maalinta berri ah imanaya magaalada Hargeysa ee caasimada Somaliland.

55887811_2203172456599875_24822132470636

Ujeedka weftiga ayaa lagu sheegay in ay tahay sidii ay xisbiyada iyo xukuumadda Somaliland ugala hadli lahaayeen in doorashooyinka degaanka iyo baarlamaanku inay ku qabsoomaan wakhtigoodii.

Wararka kale ayaa iyaguna sheegaya in ujeedka weftiga ay ka mid tahay arrimo la xidhiidha wada-hadallada Somaliland iyo Soomaaliya.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this