Sign in to follow this  
Deeq A.

Guddoomiye Xaliimo Yarey “Siyaasiyiin Baa Igu Yiri Doorasho Ma Dhici Karto” (Dhageyso)

Recommended Posts

Deeq A.   

Guddoomiyaha guddiga madaxabanaan ee doorashooyinka qaranka Xaliimo Ismaaciil (Xaliimo Yarey) ayaa sheegtay in ay jiraan siyaasiyiin aaminsan in dalka aanay doorasho ka dhici karin.

Waxa ay sheegtay in ka guddi ahaan diyaar u yihiin in la qabto doorashooyinka, balse loo baahan yahay wadashaqeynta siyaasiyiinta Soomaaliyeed.

Sidoo kale, Xaliimo Yarey ayaa tilmaantay in Labada aqal ee baarlamaanka looga baahan yahay in kaalin mug leh ka qaataan sidii dalkan ay doorasho uga dhici lahayd.

Xaliimo Yarey ayaa hoosta ka xariiqday haddii la isku raaco in doorasho dalkan ay ka dhacdo ay dhici karto, balse ay ku xiran tahay isku duubnida siyaasiyiinta Soomaaliyeed.

Halkaan hoose ka dhageyso:

https://goobjoog.com/wp-content/uploads/2019/04/Xaliimo-Yareey.mp3

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this