Sign in to follow this  
Deeq A.

Soomaali Ka Qaybgaleysa Maalinta Muslimiinta Mareykanka

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Washington)-Maanta waxa magaalada Washington ee caasimada dalka Mareykanka ka furmeya shir sanadle ah oo ay Muslimiinta Mareykanka isugu yimaadaan iyaga oo la kulmaya sharcidajiyeyaasha dalkan, madax kale iyo waliba ururo Muslimiin ah oo gobollada kala duwan ee dalkan xarumo ku kala leh.

BBBDBBA9-E475-4305-B8C0-13F1E719C7F8_cx0

Ururada Muslimiinta ah ee ka qaybgalaya kulankan waxaa ka mid hay-adda Ayaana oo kulmiso masaajid u badan kuwa ay Soomaalidu maamusho oo dalka dacaladiisa ku kala yaal.

Maxamed Khayre Jaamac, xoghayaha Masjidka Abubakar ee Takwila, gobolka Washington iyo Maxamed Xussen Xaaji oo xubin ka ah gudiga masaajidka waxa ay ka mid yihiin ergada Muslimiinta ah ee ka qaybgaleysa kulankan.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this