Sign in to follow this  
Deeq A.

Howlgallo qorsheysan oo laga sameeyay Jubbaland

Recommended Posts

Deeq A.   

Kismaayo (SMN) – Laamaha amniga ee Jubbaland ayaa ka hadlay howlgallo ka dhan ah Al Shabaab oo laga sameeyay deegaano ka tirsan maamulkaasi.

Afhayeen u hadlay dowlad goboleedka Jubbaland ayaa sheegay in weeraro qorsheysan ay ku qaadeen saldhigyo Al Shabaab ay ku lahaayeen gobollada Gedo, iyo Jubbooyinka, islamarkaana khasaare ay ku gaarsiyeen.

Sidoo kale waxa uu xusay howlgalladan ay barbar socdeen duqeymo diyaaradeed oo lagu bartilmaaameedsanayay xarumo ay ku sugnaayeen Al Shabaab.

Ciidamada Jubbalanadoo garab ka helaya kuwa dowladda iyo AMISOM ayaa todobaadyadiii la soo dhaafay dhaq dhaqaaqyo milatari ka waday K/ Soomaaliya.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this