Sign in to follow this  
Polanyi

Lessons in being streetwise

Recommended Posts

Originally posted by nuune:

Xiin, bal piece-kaa soo qor,

 

Laakin mid aan idin ku darsado, haddii qolo walbaa qolada kale gaalo ama takfiirs iyo magacya kale ugu wacdo, hadaba yaa Muslim ah, yaase gaal ah, yaase ina ubayy ibnu Salool ah, saxaiib, aduunyaa isku qasan, siyaasad waddan dhis iyo badbaadinta dadka intaan la gaarinba waxaaba la isku heestaa diintii, dhiig waligii buu soo quban jirey oo kurka iyo minjaha la iska goyn jirey, laakin heer diintii la isku qabsadaan hada mareenaa oo la leeyahay hadaadan indha shareer xiran Muslim ma tihid, mayee hadaad xirato gaal baad tahay iyo waxyaalo kale, soo ummada un lama jahwareerinayo masaakiinta sideyda oo kale ah

nuune, awoowe aan ku saxo.

 

Keligii Muslimku gaal maaha ee waa muslim shiddeysan. Weligood bay nala joogeen xamar iyo meel walba. Waagaa raggay xaasaska ka guursanjireen ee ma hubaysnayn. Maantase waa hubaysanyihiin sidaa darteed cawaaqibta ficilkoodu u muuqataa.

 

Marka nuune, alxaqu yuqaal awoowe ee su'aashaydii ka jawaab :D

 

PS. Haddii aad intaad naga maqnayd Dhoobley gabar kusoo guursatey ama bicsharo ka furatay, laa yukalifullaahu nafsan weeye oo jawaab lagaama rabo

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

lool@laayukalifullaahu nafsan :D

 

War Dhoobleey iyo warkaa ka bax,.

 

 

Su'aashaadana, qofkaas anigu uma lihi awood iyo tabar aan ugu waco magacyo iyo naaneesyo, asaga iyo Rabbigii ayaana xisaab kala taalo, ee hala qisaaso ayaan oran lahaa kan Muslimka diley, iyo kan ku taageerayba, hadaba, yaa qisaasayo, aaweyse xukunki iyo maxkamadii wax qisaasi laheed, ii jawaab awoowe.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Maaddeey   

PS. Haddii aad intaad naga maqnayd Dhoobley gabar kusoo guursatey ama bicsharo ka furatay, laa yukalifullaahu nafsan weeye oo jawaab lagaama rabo

Cabsi-gelin (Irhaab fikri) at its best!

Share this post


Link to post
Share on other sites

nuune, su'aashayda dhinacii adkaa baad ku bilowday, dhankii fududaana waad ka leexatay :D

 

Maxaa laga yeelayaa ninkaa kuma oran, ee waxaan ku weydiiyey, maxaan ku tilmaannaa?

 

Farqiga arag waryaa, nuunayahow :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

Waligaaba waad ka leexataa umuuraha kuwooda cusriga ah, war intaad yusriga ku wareegeesaneeso yeysan doonta kula qallibmin :D

 

 

Maadeyse muxuu la abur kicinayaa :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

loool@cusri vs. yusri

 

Xamar waxaa laga dhahaa, muufo siday ukala korreyso aa loo cunaa ,

 

Meesha Ayyoub Sheekh ciddoodu degaanna waxa lagaga maahmaaha, ooda dhacmeed siday ukala sarreeyaan baa loo guraa :D

 

Marka umuuraha siday ukala fududyihiin baa loo falanqeeyaa . nuune anaa kula jira waryaa, xattaa MMA oo xanaaqsan aa noosoo noqday marka ha ubixin Maaddeey Script iyo kan XBOX 360 London ku ciyaara ee hadda buufisku soo hayo

 

Ka jawaab su'aasha, bi siiqatin kaamilah (ogow waa biwazni faacilah e )

Share this post


Link to post
Share on other sites
Polanyi   

Caajib! So, Xiin is equating the well known takfir wal hijra group, who don't even pray with any Muslims nor eat from their table, who marry other Muslims wives and who seclude themselves from Muslim society, to Alshabab and Xisb Islam?

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ lool Xiin, waxaan u maleen inaad yara indha-martey meeshaan iri

 

"qofkaas anigu uma lihi awood iyo tabar aan ugu waco magacyo iyo naaneesyo, asaga iyo Rabbigii ayaana xisaab kala taalo"

 

 

marka waxa kaleed iga raadin waa kaalay yoonka ka soo qeeb gal, taasna yuunban maayo ee idinka iska tiinbada :D

 

 

MMA nayroobi baan isla joogney, shalay buu yimid, ee buuqa Politicskaka yareeya ha idinka nastee ninka.

 

 

LOOOOOL@biwazni FAACILAH, maba aarkin halkan, waxaad dooni alaabihii Alfiyya ibun maalik inaan soo seyro :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

nuune, doqon maahi. Nin yar maahi. Nin waalanna maahi. Adna fulay maahid. Marka si fiican baan kuu gartay. Laa Yukallifullaahu nafs weeye xaalku :D

 

PS. kan yaree marku bil joogaba magaca bedesha, ama seefta adminku hadba leefto, iyo midka murtidii saaxiibkay Aw Tusbaxle iyo laxankii NGONGE u taagan, warkiinnu waa adeer nala hadal.

 

Anna diiday, saan waa karaaye.

 

PPS. maqaalkii taariikhda Keligii Muslim, iyo sidii loogu wanqalay magacuna ku baxay aan soo qoraa insha Allah

Share this post


Link to post
Share on other sites
nuune   

^^ :D:D sheekada gewerta dhoobleey eed kaga dhawaajisey ha ku gabban, ee ii jawaab adeer smile.gif

 

 

waa inoo mar kale, or hadhowti akhyaarta

Share this post


Link to post
Share on other sites
AYOUB   

Ready fot lesson II :D:D

 

Xiin

What is your criteria for keligii Muslin? Was Ina Candalla Xassan one? Why/Why not?

Share this post


Link to post
Share on other sites
Polanyi   

he can start another thread about that. politics should seperated from the general section. :D

 

 

ps. i am suspicious of nuune. far too much travelling= either a spy or a man with hidden spouses. :D

Share this post


Link to post
Share on other sites

Damn, this Africans are sick, alie? Duuuuuuuuuuh, you don't say, stupiid,
Cushitic Somalis invented most of the martial arts which are known in the world today. We just need to reclaim our history.

:D

Karl_Polanyi, has become one of my favourite SOL members. His threads are fantastic.

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.

Sign in to follow this