Sign in to follow this  
Deeq A.

Full: Sidee u dhacday ansixinta miisaaniyadda Puntland?

Recommended Posts

Deeq A.   

Mudanayaasha golaha wakiilada dowladda Puntland ayaa maanta ansixiyay miisaaniyadda sagaal-biloodka ee sannadkan 2019  ay  ku shaqeyn doonto xukuumadda Puntland

Fadhiga Baarlamanka oo ay soo xaadireen 40 mudane ayaa 38 kamid ah ogolaatay miisaaniyadda oo dhan $54,000,450 (konton iyo afar malyan taasoo uu todobaadkii hore soo gudbiyay wasiirka Maaliyadda.

Hal xildhibaan ayaa diiday mid kalena waa ka aamusay waxaana guddoomiyaha Baarlamanka Cabdixakiin Dhoobo uu ku dhawaaqay in ay ansax tahay miisaaniyadda.

Halkan ka daawo sida ay u dhacday ansixinta

PUNTLAND POST

The post Full: Sidee u dhacday ansixinta miisaaniyadda Puntland? appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this