Deeq A. Posted March 31, 2019 Mudanayaasha golaha wakiilada dowladda Puntland ayaa maanta ansixiyay miisaaniyadda sagaal-biloodka ee sannadkan 2019 ay ku shaqeyn doonto xukuumadda Puntland Fadhiga Baarlamanka oo ay soo xaadireen 40 mudane ayaa 38 kamid ah ogolaatay miisaaniyadda oo dhan $54,000,450 (konton iyo afar malyan taasoo uu todobaadkii hore soo gudbiyay wasiirka Maaliyadda. Hal xildhibaan ayaa diiday mid kalena waa ka aamusay waxaana guddoomiyaha Baarlamanka Cabdixakiin Dhoobo uu ku dhawaaqay in ay ansax tahay miisaaniyadda. Halkan ka daawo sida ay u dhacday ansixinta PUNTLAND POST The post Full: Sidee u dhacday ansixinta miisaaniyadda Puntland? appeared first on Puntland Post. Share this post Link to post Share on other sites