Sign in to follow this  
Deeq A.

Dugsigyadda Salaama oo horumarka ballaadhan oo muuqda Sameeyay Sannadihii ay jireen

Recommended Posts

Deeq A.   

Dugsiyadda salaama oo dhawr iyo tobankii sanno ee u dambeeyay ka shaqaynayay Somaliland gaar ahaana caasimada Hargeysa oo ay asaaseen dad aqoonyahan, waxaanu ka kooban yahay laamo kala duwan, sida laba dugsi sare oo u hablaha u gaar ah iyo dugsi sare oo inamada gaar u ah, dugsi hoose dhexe, iyo dugsi barbaarinta carruurta ah.
Dhan kale dugsiga Salaama waxa uu leeyahay qaybta lagu barto luuqadaha kala duwan ee dunida lagag hadlo.
Dugsi Salaama oo dhawrkii sanno ee u dambeeyay imtixaanaadkaga kaga jiray kaalmaha ugu horreeya, sidoo kale dugsiga Salaama waxa uu soo saaraa ardayda ugu tayada fiican ardayda reer Somaliland.
Dhan kale dugsi Salaama waxa uu caan ku yahay inay ka hawl-galaan macallimiin xul ah oo ay ka mahad sheegtaan waalidiinta ay ubadkoodu dhigtaan dugsiyadaasi.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this