Sign in to follow this  
Deeq A.

Gollaha Wasiirada oo shir deg deg ka yeeshay amniga dalka

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Ra’iisul wasaaraha dalka, Xasan Cali Khayre, ayaa shir deg deg ah isugu yeeray xubnaha gollahiisa wasiiradda.

Shirkaasi ayaa la sheegay in looga hadlay xaaladda amni ee wadanka oo maalmihii lasoo dhaafay ahayd mid liidatay

Natiijada kasoo baxday kulanka ayaa ah mid aanan wali lala wadaagin war-fidiyeenka, inkasta oo la filayo in lasoo saaro saacadaha soo aadan.

Kulankaan ayaa imaanaya iyadda oo maanta uu ra’iisul wasaare Khayre booqday xerada Jenaraal Gordan ee Muqdisho.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this