Deeq A. Posted March 30, 2019 Muqdisho (SMN) – Ra’iisul wasaaraha dalka, Xasan Cali Khayre, ayaa shir deg deg ah isugu yeeray xubnaha gollahiisa wasiiradda. Shirkaasi ayaa la sheegay in looga hadlay xaaladda amni ee wadanka oo maalmihii lasoo dhaafay ahayd mid liidatay Natiijada kasoo baxday kulanka ayaa ah mid aanan wali lala wadaagin war-fidiyeenka, inkasta oo la filayo in lasoo saaro saacadaha soo aadan. Kulankaan ayaa imaanaya iyadda oo maanta uu ra’iisul wasaare Khayre booqday xerada Jenaraal Gordan ee Muqdisho. View the full article Share this post Link to post Share on other sites