Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha Galmudug oo kulamo ka wada Gaalkacyo

Recommended Posts

Deeq A.   

Gaalkacyo (SMN) –  Madaxweynaha maamulka Galmudug Axmed Ducaale Geelle Xaaf oo ku sugan magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug ayaa kulamo ka wada halkaasi.

Kulamadan oo ah kuwa is daba joog ayaa ah waxa uu la qaatay qeybaha bulashada iyo saraakiisha amniga ee magaaladaasi.

Intooda badan kulamadan ayaa diirada lagu saaray xoojinta amniga iyo sidoo kale arrimaha dib u heshiisiinta deegaanada dowlad goboleedka Galmudug.

Halkan hoose ka dhageyos Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/03/war-cali-gaab-xaaf-iyo-maanta.mp3

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this