Sign in to follow this  
Deeq A.

Ciladdii ay la dhacday diyaaradda Ethiopian Airlines oo la shaaciyay+Diyaarad hore u dhacday oo ay isku cilad noqdeen

Recommended Posts

Deeq A.   

diyaradjoji.jpg?resize=690%2C459

Waxaa la shaaciyay qeyb ka mid ah warbixintii isbuucaan la sugayay ee ku aadanaa baaritaanka ciladda ay u dhacday diyaaraddii Ethiopian Airlines Boeings 737 Max8 ee bil ka hor ku dhacday dalka Itoobiya taas oo ay ku dhinteen dad lagu sheeay 157 ruux oo isugu jira rakaan iyo shaqaale.

Shilka diyaaraddan ayaa ku cilad noqotay middii sannadkii 2018 ku dhacday bannaanka caasimadda dalka Mareysia ee Jakarta taas oo ay laheyd shirkadda Lion Air islamarkaana ay ku wada dhinteen dhamaan rakaabka iyo shaqaalihii saarnaa.

Ciladda ayaa lagu sheegay mid ka timid sistam la daaray kaas oo jawiga u toosin lahaa diyaaradda, balse bilcaksi galiyay diyaaradda khalkhal, sababayna in ay dhulka afka aadiso.

Nooca diyaaraddan ayaa caalamka dhac laga mamnuucan kadib shilkii Itoobiya, waxaana islamarkiiba soo shaac´baxday in cilad dhanka diyaaradda ah ay jirto.

Warar iminka soo shaac baxaya ayaa waxaa ay sheegayaan in durba lagu bilaabay dacwad shirkadda sameysay diyaaradda taas oo ay gudbinayaan ehelada dadka ku dhintay diyaaradahan.

Dacwadda ayaa laga gudbiyay gudaha dalka Mareykanka.

ed09LAbj_normal.jpg
Ethiopian Airlines

✔@flyethiopian

Accident Bulletin no. 6
Issued on March 11, 2019 at 01:40 PM Local Time
The Digital Flight Data Recorder(DFDR) and Cockpit Voice Recorder(CVR) of ET302 have been Recovered.

Qaran News

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this