Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweyne Deni Oo Socdaal Ku Maraya Deegaanda G/Bari

Recommended Posts

Deeq A.   

Garoowe (SMN)- Madaxweynaha maamulka  Putland Saciid Cabdullaahi Dani oo booshaqo ku bixinaya deegaano iyo degmooyin katirsan putland gaar ahaan  gobolka bari oo ay ka mid tahay magaalada Boosaaso ee xarunta gobolkaasi,ayaa intii uu ku sugnaa deegaanka waxaa uu boqolaal shacab ah kula kulmay degaanka Waaciye.

Madaxweyne Saciid Cabdullaahi Dani ayaa sheegay in maamulkiisu uu Mudnaanta siin doonom arimo ay ka mid tahay amniga deegaanadaasi,dhaqaalaha iyo qorshaha tayeenta ciidamada maamulka Putland,waxaana uu uga mahadceliyay sida ay u soo dhaweeyeen bulshada deeganadaasi.

Socdaalkan oo ah kii ugu horreeyay ee tan iyo markii la doortay  uu ku tego gobollada Bari  ayaa  madaxweynuhu ugu kuur galay xaaladda amni iyo tan nololeed ee ka jirta gobolladaasi.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this