Saalax

80 year old Somaliland region politician begs Farmaajo to recognize them

Recommended Posts

Saalax   

The funny thing is odaygan oromada uu eeg reerkiisa waxay mamuul goboleedka Somaliland ka degan galbeedka Hargeisa ila Gabiley oo ah 30 km markas bu aqoonsii ku washay. Maxa la aqoonsada ma 30 km? :D :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
Saalax   
2 minutes ago, Oodweyne said:

And pray do tell us as to where "Sheegato" actually owns it, much less said about governing it? Aha, but of course, he can only claim "second-hand-ownership" over the "dark alleyway" in which he was found in, given that he is "Cambara-Korsatey" sort of fellow. 

 

Marwo Oodka the only people crying for aqoonsii at the moment seems to be the cousins of Muuse Bixi. Dee haday 30 km oo Gabiley ila Galbeedka Hargeisa ah aqoonsii uga heli karan Farmaajo ha uga helan.  :D

Share this post


Link to post
Share on other sites
gooni   

Qof fahmi karaaba ma jiro wuxuu ka hadlayo.!

Ma af hayeenbaa, mise ra'yigiisuu hadlayaa marka ugu horaysa?

Yuu soo fariisinayaa meesha?  Maxay tahay labada dawladood oo 60kii jirtay oo uu ka hadlayo?

Tabashada?

Tabashada marka la fasiro waa cataw ama calaacal waxaana lagu daweeyaa garaabid.

Garaabidana waxaa bixiya dadkii wax dhexmareen oo kaliya.

Haday ula jeedaan labo dawladood baan nahaye hanaloo garaabo waa ajadde siyaasadeed oo aad u daciifa, sababtoo ah dawladihii dhismay burburkii ka dib kama garaabi karaan waxaysan shaqo ku lahayn iyo dagaal sokeeye soo dhex maray.

Waxaan filayaa khudbadda farmaajo inay aad u koobnayd macnaheeduna ahaa umadda waa walaalo, dalkuna waa mid taas haloo wada hadlo, meelna xanaf iyo xumaan kagama jirto.

Snm kii marqaama hadii saxaafaddu ag fariisato waxaan la fahmi karin yuu la imaan waana mushkiladda jaadka laga dhaxlo.

 

  • Haha - That was funny. You made me laugh! 1

Share this post


Link to post
Share on other sites

Join the conversation

You can post now and register later. If you have an account, sign in now to post with your account.

Guest
Reply to this topic...

×   Pasted as rich text.   Restore formatting

  Only 75 emoji are allowed.

×   Your link has been automatically embedded.   Display as a link instead

×   Your previous content has been restored.   Clear editor

×   You cannot paste images directly. Upload or insert images from URL.