Saalax Posted March 28, 2019 "Shuruuda Wadda Haldalada S/land iyo Soomaaliya Waa Farmaajo oo Aqoonsada Somaliland" Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted March 28, 2019 The funny thing is odaygan oromada uu eeg reerkiisa waxay mamuul goboleedka Somaliland ka degan galbeedka Hargeisa ila Gabiley oo ah 30 km markas bu aqoonsii ku washay. Maxa la aqoonsada ma 30 km? Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted March 28, 2019 2 minutes ago, Oodweyne said: And pray do tell us as to where "Sheegato" actually owns it, much less said about governing it? Aha, but of course, he can only claim "second-hand-ownership" over the "dark alleyway" in which he was found in, given that he is "Cambara-Korsatey" sort of fellow. Marwo Oodka the only people crying for aqoonsii at the moment seems to be the cousins of Muuse Bixi. Dee haday 30 km oo Gabiley ila Galbeedka Hargeisa ah aqoonsii uga heli karan Farmaajo ha uga helan. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Saalax Posted March 28, 2019 Boobe Yuusuf Ducaale oo ka gilgishay Weedho ka soo yeedhay Madaxweyne Farmaajo Boobe Yuusuf Ducaale oo ka gilgishay Weedho ka soo yeedhay Farmaajo | Qaran News QARANNEWS.COM Quote Share this post Link to post Share on other sites
gooni Posted March 29, 2019 Qof fahmi karaaba ma jiro wuxuu ka hadlayo.! Ma af hayeenbaa, mise ra'yigiisuu hadlayaa marka ugu horaysa? Yuu soo fariisinayaa meesha? Maxay tahay labada dawladood oo 60kii jirtay oo uu ka hadlayo? Tabashada? Tabashada marka la fasiro waa cataw ama calaacal waxaana lagu daweeyaa garaabid. Garaabidana waxaa bixiya dadkii wax dhexmareen oo kaliya. Haday ula jeedaan labo dawladood baan nahaye hanaloo garaabo waa ajadde siyaasadeed oo aad u daciifa, sababtoo ah dawladihii dhismay burburkii ka dib kama garaabi karaan waxaysan shaqo ku lahayn iyo dagaal sokeeye soo dhex maray. Waxaan filayaa khudbadda farmaajo inay aad u koobnayd macnaheeduna ahaa umadda waa walaalo, dalkuna waa mid taas haloo wada hadlo, meelna xanaf iyo xumaan kagama jirto. Snm kii marqaama hadii saxaafaddu ag fariisato waxaan la fahmi karin yuu la imaan waana mushkiladda jaadka laga dhaxlo. 1 Quote Share this post Link to post Share on other sites