Sign in to follow this  
Deeq A.

Xoghayaha Arrimaha Dibadda Ee Xisbigga WADDANI Oo Socdaal Shaqo Ku Maraysa Xarunta Midowga Yurub

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Belgium)-Xoghayaha arrimaha Dibadda ee xisbiga mucaaridka ah ee WADDANI Marwo Faadumo Siciid Ibraahim oo socdaalo diplomasiyadeed ku gala bixineysa Magaalo madaxdda Midowga Europe ee dalka Belgium caasimadda Brusels.

55451631_1162165090623751_37553159982662

Socdaalkan ayaa Waxu u daran yahey xoojinta iyo dardar-galinta arrimaha dimuqradiyadda iyo doorashoyinka mustaqbalka iyo Sidii dowlaha Somaliland tageera ey u xoojin lahayeen.
Si kastaba ha ahaate Marwo Faadumo Siciid Ibraahim ayaa casumaad ka heshey Baarlamanka Europe Iyadoo heysa xilka xooghaya Arrimaha dibadda ee xisbiga WADDANI.

Casumaad ay ka heshey baarlamanka midowga Europe ayey maanta ku tagtey Safar-qaatey sacado kooban, Waxeyna aad uga wadda hadleen qadiyadda Somaliland iyo geedi-SOCODKA dowladd wanaaga iyo dimuqradiyadda sidii loo xoojin lahaa, Safarkan baa waxu ku soo dhamaadey guul.

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this