Sign in to follow this  
Deeq A.

Shiikh Yuusuf Ceynte Oo Dhaawacmay, Akhriso Tirada Dhimashada Iyo Dhaawaca

Recommended Posts

Deeq A.   

Inta la xaqiijiey 11 qof ayaa ku dhimatay halka 16 kale ay ku dhaawacmeen qarax ka dhacay agagaarka Hotel Weheliye, waddada Maka Al-mukarama ee bartamaha Muqdisho.

Dadka dhaawaca ah waxaa ku jira Sheekh Yuusuf Cali Ceynte oo ah caalim iyo guddoomiyaha ururka islaamiga ah ee Majmaca Islaamka.

Qaraxa oo loo adeegsaday gaari ayaa ka dhacay goob maqaahi ah, waxaana halkaasi waxyeello ka soo gaartay dadkii goobta joogay iyo qaar kale oo la kulmay.

Hanti ay ku jiraan guryo, goobo ganacsi iyo gawaarida dadweynaha ayaa u badan bubrurka, weliba lama shaacin khasaaraha guud.

Goobjoog News

Source: goobjoog.com

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this