Deeq A. Posted March 28, 2019 Muqdisho (SMN) – Fahfaahino dheeraad ah ayaa waxay ay kasoo baxayaan qarax khasaaro geystay oo maanta ka dhacay Muqdisho. Qaraxa oo ka dhacay inta u dhaxeysay jidadka Sayidka iyo isgoyska Dabka ayaa sababay dhimashada 15 ruux iyo dhaawac tiro kale. Ma jirto koox illaa iyo haatan sheegatay mas’uuliyadda weerarkaan, oo loo adeegsaday gaari walxaha qarxa lagu soo rakibay. Tadaaladii ayay ahayd markii qarax gaari oo ka dhacay isgoyska KM 4 ay ku dhintay hal qof, labo kalena ay ku dhaawacmeen. View the full article Share this post Link to post Share on other sites