Sign in to follow this  
Deeq A.

Faah Faahin: Qasaarihii ka dhashay qaraxii ka dhacay Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Faah faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxeeyso qasaaraha ka dhashay qarax gaari oo ka dhacay Muqdisho.

Qaraxaan ayaa waxaa uu ka dhacay goob maqaaxi ah oo ku taala wadada mashquulka badan ee Makka Al-Mukarama ee Muqdisho.

In ka badab 15 ruux ayaa ku geeriyootay tiro intaasi ka badana waa ay ku dhawacmeen qaraxaasi.

Dadka dhintay ayaa waxa ay ahaayeen dadkii ku sugnaa goobta maqaaxida ah iyo dad wadada bajaaj ku marayay iyo dad lugeeynayay.

Ciidamada amaanka ayaa xeray halkii qaraxa uu ka dhacay.

FB_IMG_1553777795717.jpg?w=1000&ssl=1 FB_IMG_1553777871092.jpg?w=1000&ssl=1 FB_IMG_1553777873642.jpg?w=1000&ssl=1 FB_IMG_1553777876582.jpg?w=1000&ssl=1 FB_IMG_1553777880676.jpg?w=1000&ssl=1 FB_IMG_1553777884082.jpg?w=1000&ssl=1

Puntland Post

The post Faah Faahin: Qasaarihii ka dhashay qaraxii ka dhacay Muqdisho appeared first on Puntland Post.

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this