Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiirka Gaashaandhiga Somaliland Oo Markii Ugu Horraysay Ka Hadlay Wararka Sheegay In Loo Haysto Musuq-Maasuq

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Wasiirka wasaaradda Gaashaandhiga Somaliland Axmed Ciise Xawar oo waraysi gaar ah siiyey Warbaahinta Daljir ee fadhigeedu yahay Garoowe ayaa sheegay in uu Dacaayada yahay Warka Sheegay in Loo hasto Musuq-maasuq Waxaana uu sheegay inaan arrintaa waxba ka jirin.

Wasiirka-gaashaandhigga.jpg


Waxa uu sheegay in aanu Hanti-dhawrku lahayn eedayn musuqmaasuq laakiin, uu leeyahay soo jeedin arrintaasina ahayd dacaayad la buunbuuniyay haddana ay iska dhammaatay.

Axmed Ciise Xawar ayaa sidoo kale ka hadlay arrimo Badan oo ka mid ah Ciidamada gaadhey sanaag oo uu sheegay in ay joogaan Dhulkoodii.

Arimaha waxqabadka Gobolka Sanaag oo uu ka soo jeedo ayuu sheegay in uu raali ka haya Cidkasta oo Wax u Qabaneysa, Wax Wasiir Xawar uu soo Dhoweyey Dhismaha wadda Ceeldaahir Ceerigaabo oo uu sheegay in Somaliland Gacan ka geeysan Doonto.


Halkan hoose ka DAAWO

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this