Sign in to follow this  
Deeq A.

Farmaajo oo ka hadlay doorashada J/land iyo Galmudug

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Madaxwaynaha dalka, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa sheegay in doorashooyinka Jubbaland iyo Galmudug ay ku qabsoomi doonan waqtigii loo asteeyay.

Cod-bixinta madaxtinimada dowlad goboleedka Galmudug ayaa lagu wadaa in ay qabsoonto bisha Julaayo ee sanadkaan 2019.

Sidoo kale coddeynta maamul goboleedka Galmudug ayaa la rajeynayaa in ay dhacdo horaanta bisha Agoosto ee isla sanadkaan.

Hadalkaan ayuu madaxwaynuhu ka sheegay munaasabadii furitaanka kal-fadhiga 5aad ee Gollaha Shacabka baarlamaanka federaalka.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this