Deeq A. Posted March 27, 2019 Muqdisho (SMN) – Guddoomiyaha baarlamaanka HirShabelle Sheekh Cismaan Barre oo soo gaaray magaalada Muqdisho ayaa ka hadlay xiisadaha ka jira maamulkaasi. Ugu horreyn guddoomiyaha ayaa sheegay in ka maamul ahaa ay wadaan xalinta colaadaha ka taagan deegaano ka tirsan gobolka Shabeelaha Dhexe. Sidoo kale waxa uu tilmaamay in haatan ay wadaan dadaalloo oo looga hortagayo dagaallada ka soo cusboonaday duleedka degmada Cadale ee gobolkaasi. Halkan hoose ka dhageyso Codka. https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/03/cod-jaamac.mp3 View the full article Share this post Link to post Share on other sites