Sign in to follow this  
Deeq A.

Wasiirka Qorsheynta Oo Gaaray Garoowe

Recommended Posts

Deeq A.   

Garoowe (SMN)- Wasiirka qorsheynta iyo xiriirka caalamiga ah ee Soomaaliya Jamaal Maxamed Xasan ayaa gaaray Magaalada Garoowe, waxaana magaaladaasi kusoo dhaweeyay Masuuliyiin Katirsan  Wasaaradda qorsheynta Puntland.

Wasiir Jamaal oo warbaahinta kula hadlay garoonka diyaaradaha ee Garowe r ayaa sheegey in uu u tagey Garowe sidii ay dowlad goboleedyadda  iyo dowladda federaalka Soomaaliya uga wada shaqeyn lahaayeen arrimaha qorsheynta qaranka “.

Mudada Kooban ee uu wasiirka sii joogi doono magalaada Garowe waxa uu kulamo Kala duwan la qaadan doonaa madaxda wasaarada qorsheynta Puntland iyagoo kawada arinsan doona Sida ugu haboon ee loo dardargalin karo arrimaha qorsheynta qaranka.

Dowladda Soomaaliya ayaa dadaal ugu jirta xoojinta wada shaqaynta ka dhaxaysa xukuumadda Dhexe iyo maamul goboledyadda.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this