RedSea Posted November 18, 2008 Daawanaayoow waa Dadkaagii - ka qaybqaado Jaaliyadaha qaar ka mid ah oo ilaa hada balanqaadayada laga helay: Waqooyiga London, Manchester, Paris, Finland & Holland Aabbaha dhalay Qoyskan oo lagu magacaabo Yuusuf Jaamac Cismaan waa Oday daʼ ah, mana awoodo inuu dhaqaale ahaan quudiyo qoyskan wada Curyaanka ah. Sidaa darteed waxa uu guud ahaan Caalamka Islaamka iyo Umadda Soomaaliyeed-ba ka codsanayaa in Ilaahay dartii ay uga caawiyaan oo ay uga gargaaraan dhibta ka haysata Caruurtiisan oo dada ugu wayni ay tahay 30-meeyo sanno jir. +252-2-4145445 Mobile. Wixii kaalmo ahna waxa loo marin karaa Account Number: D3855 Dahab-shiil. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 18, 2008 INAALILLAAHI WA INAA ILAYHI RAAJICUUN ,,, Quote Share this post Link to post Share on other sites
Ibtisam Posted November 18, 2008 Redsea in English please? Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted November 18, 2008 "Aabbaha dhalay Qoyskan oo lagu magacaabo Yuusuf Jaamac Cismaan waa Oday daʼ ah, mana awoodo inuu dhaqaale ahaan quudiyo qoyskan wada Curyaanka ah. Sidaa darteed waxa uu guud ahaan Caalamka Islaamka iyo Umadda Soomaaliyeed-ba ka codsanayaa in Ilaahay dartii ay uga caawiyaan oo ay uga gargaaraan dhibta ka haysata Caruurtiisan oo dada ugu wayni ay tahay 30-meeyo sanno jir" Jama Cismaan, is the father of an entirely disabled family and an elderly man who can't support them financially. So he is asking all the Muslims in general and the Somali people in particular to help out with the problems facing his family, the oldest of which is in the 30th for the sake of Allah. Help line: +2522-4145445 (Mobile) Dahabshiil acount number set up for them: Number: D3855 Dahab-shiil. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Jacaylbaro Posted November 19, 2008 Yes the entire family is disabled and none of them can move ,,, from the oldest to the youngest. Quote Share this post Link to post Share on other sites
Khalid-Jnr Posted November 19, 2008 Redsea, providing names of the recipients of the funds plus the location of the family will be useful for anyone who would like to assist. Quote Share this post Link to post Share on other sites
RedSea Posted November 19, 2008 walaal check this site out: It has more information about the family. www.sdwo.com 2nd: there is an acount number set up just for them in Dahabshiil. It's included in my first post. Quote Share this post Link to post Share on other sites