Sign in to follow this  
Deeq A.

Xildhibaan Ka Tirsanaa Golaha Guurtida Somaliland Oo Geeriyooday

Recommended Posts

Deeq A.   

(SLT-Hargeysa)-Marxuun Xildhibaan Ibraahim Ciise Buux oo ka tirsanaa golaha guurtida Somaliland ayaa waxa uu maanta ku geeriyooday magaalada Boorama ee xarunta gobolka Awdal

Golaha guurtida ayaa waxa ay tacsi u direen ehelada uu ka baxay Marxuun Xildhibaan Ibraahim Ciise.

55680285_2490386134525678_91450696935124

Source

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this