Sign in to follow this  
Deeq A.

Madaxweynaha JFS oo ka hadlay Mushaaraadka ciiidamada dowladda

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Madaxweynaha Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed (Farmaajo) oo la kulmay saraakiil ka tirsan Ciidanka Xoogga dalka ayaa ka hadlay arrimaha mushaaraadka ciidamada dowladda federaalka Soomaaliya.

Ugu horreyn madaxweynaha JFS ayaa sheegay in labo sano oo xiriir ah ay dowladdu ku guuleysatay bixinta Mushaaraadka Ciidanka Qalabka Sida, balse ballamo lala galay saraakiishu ay ka baxeen.

Sidoo kale waxa uu intaasi ku daray madaxweyne Farmaajo in dowladdiisu ay garab taagan tahay ciidamada, islamarkaana ay heli doonaan xuquuqaadkooda.

Halkan hoose ka dhageyso Codka.

https://www.radioshabelle.com/wp-content/uploads/2019/03/Faff.mp3

 

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this