Sign in to follow this  
Deeq A.

Farmaajo oo booqday xerooyinka ciidamada ee Muqdisho

Recommended Posts

Deeq A.   

Muqdisho (SMN) – Madaxwaynaha dalka, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa kormeeray qaar kamid ah xerooyinka ciidamada ee ku yaalla Muqdisho.

Goobaha uu tegay hogaamiyaha Soomaaliya waxaa kamid ah xarunta wasaarada gaashaandhiga iyo xerada Jenaraal Gordan.

Madaxtooyadda illaa iyo haatan wax war ah kama aysan soo saarin ujeedka kormeerka uu maanta sameeyay Farmaajo.

Hasayeeshee, wararka ayaa sheegaya in ay daarneed howlgalo ay dowladdu qorsheynayso in laga fuliyo gobolada dalka kuwaasi oo ka dhan ah Al-Shabaab.

View the full article

Share this post


Link to post
Share on other sites
Sign in to follow this